Patient Education Dhalmada iyo Uurka Clique para ler
  • Comentários

Patient Education

Dhalmada iyo Uurka

Publicado no e em "Saúde & Fitness", idioma — English. 44 páginas.
Cisbitaalka Mount Carmel waxa uu ilmo kasta oo dhasha ka soo qaadaa inuu yahay mucjiso yar, taasina waa sababta aanu u abuurnay barnaamijka umusha ee la yidhaahdo Little Miracles (Mucjisooyinka Yaryar). Waxa uu barnaamijka Little Miracles hareeraha kaala joogaa daryeel ka hor, inta lagu jiro, iyo ka dib dhalashada ilmahaaga yar. Waxa ka buuxa barnaamijka xanaano gaar ah iyo daryeel shakhsi oo kuu oggalaanayaa inaad nafistid oo ku istareexdid wakhtigan cajaa’ibka badan ee noloshaada. Mais

Outras publicação de "Patient Education"

Ver todas as publicações