Published on in “Health & Fitness”, language — English. 20 pages.
Waxa aanu ku faraxsan nahay inaad dooratay inaad naaska nuujisid ilmahaaga. Waxa aanu u heelan nahay inaanu kaa caawiyo inaad heshid waayaha naas-nuujin ee ugu fiican suurtogal ahaan. La-talisooyinkayaga naas nuujinta ee guddi xaqiijisay ayaa la heli kara si ay kuu caawiyaan ka hor inta aan ilmahaagu dhalan, gudaha cisbitaalka, iyo ka dib marka aad tagtid guriga. More