Patient Education Ilmahaaga oo Aad Dhakhtar u Dooratid Haga clic para leer
  • Comentarios

Patient Education

Ilmahaaga oo Aad Dhakhtar u Dooratid

Publicado el en “Salud y Estado Físico”, Idioma — English. 1 páginas.
Weydii qoyskaaga, saaxiibadaa, umulisada, iyo dadka kula shaqeeya magacyada dhakhtaro ilmo. Waxa kale oo aad wici kartaa Mount Carmel oo laga helo 614-898-MOMS (6667) si aad u heshid dhakhtar u dhow gurigaaga oo aqbalaya caymiskaaga. Weydii shirkadda caymiska kuwa ay yihiin adeegyada uu qorshahaaga caymisku dabbiri doono. Más

Otras publicaciones de “Patient Education”

Ver todas las publicaciones