Patient Education Ilmahaaga oo Aad Dhakhtar u Dooratid Кликнуть для чтения
  • Комментарии

Patient Education

Ilmahaaga oo Aad Dhakhtar u Dooratid

Опубликовано в "Здоровье и фитнес", язык - English. 1 страниц.
Weydii qoyskaaga, saaxiibadaa, umulisada, iyo dadka kula shaqeeya magacyada dhakhtaro ilmo. Waxa kale oo aad wici kartaa Mount Carmel oo laga helo 614-898-MOMS (6667) si aad u heshid dhakhtar u dhow gurigaaga oo aqbalaya caymiskaaga. Weydii shirkadda caymiska kuwa ay yihiin adeegyada uu qorshahaaga caymisku dabbiri doono. Еще

Другие публикации «Patient Education»

Посмотреть все публикации