Patient Education Dhalmada iyo Uurka Кликнуть для чтения
  • Комментарии

Patient Education

Dhalmada iyo Uurka

Опубликовано в "Здоровье и фитнес", язык - English. 44 страниц.
Cisbitaalka Mount Carmel waxa uu ilmo kasta oo dhasha ka soo qaadaa inuu yahay mucjiso yar, taasina waa sababta aanu u abuurnay barnaamijka umusha ee la yidhaahdo Little Miracles (Mucjisooyinka Yaryar). Waxa uu barnaamijka Little Miracles hareeraha kaala joogaa daryeel ka hor, inta lagu jiro, iyo ka dib dhalashada ilmahaaga yar. Waxa ka buuxa barnaamijka xanaano gaar ah iyo daryeel shakhsi oo kuu oggalaanayaa inaad nafistid oo ku istareexdid wakhtigan cajaa’ibka badan ee noloshaada. Еще

Другие публикации «Patient Education»

Посмотреть все публикации